Dhismaha hotelkii ugu casrisanaa Muqdisho oo meel wanaagsan maraya (Sawirro cajiib ah)

Waxaa magaalada Muqdisho ka socda dhismaha hotelkii ugu casrisanaa abid ee laga dhiso caasimada iyo guud ahaan dalka, kaasoo laga hirgelinayo gudaha garoonka Aadan cadde. Hotelka ayaa haatan la taagay, waxaana dhismihiisa loo adeegsanayaa qalab casri ah oo dibeda laga keenay, isagoo yeelan doona muuqaalka hotelada ugu caansan caalamka ee loo yaqaano Five star. Mashruucan … Continue reading Dhismaha hotelkii ugu casrisanaa Muqdisho oo meel wanaagsan maraya (Sawirro cajiib ah)